Xulka Qaranka Somalia oo loo Magacaabay Macalin cusub oo ajnabi ah (Sawirro)

Xiriiirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta ayaa u magacaabay macalin ajnabi ah xulka Qaranka Soomaaliya. Rachid Lousteque ayaa loo magacaabay inuu noqdo Macalinka xulka Qaranka Soomaaliya. Macalinkan oo u dhashay dalka Morocco ayaa maanta lagu soo bandhigay xarunta xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta. Xulka Qaranka ayaa ka qeyb galaya dhowaan kulanka Chan cup-ka ee ay Soomaaliya … Continue reading Xulka Qaranka Somalia oo loo Magacaabay Macalin cusub oo ajnabi ah (Sawirro)